Marka guusha ugu fiican ee aan siin karno Afrika maahan inaan la dagaallano kuwa sheeganaya inay naga sarreeyaan, laakiin waa inaan ka shaqeyno sidii qaaraddaan loogu soo celin lahaa bilicdeedii hore, loona wada noolaan lahaa farqiga, in midba midka kale ku jeclaado kalgacal walaalnimo iyo in lagu beero dulqaad.
by, ka All Africa