- Iyadoo uu weheliyo Raoul Castro, madaxweynaha Cuba, oo hawada ka lalmanaya gacanta bidix ee Obama oo doonayey inuu garabka saaro!
- Gabdhaha Falastiiniyiinta ah ee sida muuqata aan ku faraxsanayn Obama
Gabadhan yar ayaa diiday inay gacan qaado Obama waxayna raacisay: "Uma gacan qaado kuwa taageeraya dilka dadkayga"